Dhunkasho “kissing” Lyrics
| Somali | English |
|---|---|
|
Dhunkasho Dhunkasho Dhunkashow-deena Dhugo - Dhunkasho Dhugo - Dhunkasho Dhugo - Dhunkasho - deena Wey iska dhacdey Anagoo fileyn Maana’n isku dhacin oo wey nugu dhacdey Wax aanan fileyn ma isku dhacin Jaceyl keenaa dhashey Balse ma isku dhacin Qorax soo baxdey Gabal nogu dhacyey Macan dhadhaminey Mana ka laa dhacin Baabuur dagdagsan Dad is dhaaf dhaafo Dhunkashodeena sii Wadwaddeena sii Wadwaddeena sii Wadwaddeena Dhugo - Dhunkasho Dhugo Dhunkasho Dhugo - Dhunkashow-deena Jirkaaga mirkeeyga Markeey is taabtaan Hami baa ii gaalo Macaan baan dareemaa Wey iska dhacdey Anagoo fileyn Maana’n isku dhacin oo wey nugu dhacdey Qorax soo baxdey Gabal nogu dhacyey Macan dhadhaminey Mana ka laa dhacin Baabuur dagdagsan Dad is dhaaf dhaafo Dhunkashodeena sii Wadwadeena Sii Wadwadeena Sii- Wadwadeena Wadwaddeena Wadwaddeena | Kissing Kissing Our kissing! Look - Kissing Look - Kissing Look - Our kissing! This is how it happened We were enough We fell into each other and it happened to us The unexpected We didn't disagree Our love was born But conflict, we didn't. The sun has come up The sunset set We tasted sweetness And we haven't fallen out. Fast cars People passing by Our kiss is Our continuance is Our continuance is Our continuance.
|